Hadaba tifatiraha shabakaddan cayaarahaswedan.com asagoo ku hadlaaya magaca bahwaynta cayaaraha ee ku nool Wadanka SWEDEN iyo dunida dacaladeeda dhamaan akhristayaasha shabakaddan ayagoo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta leheed waxa uu tacsi u dirayaa C/Qaadir Ciise Cabdi iyo Xaaskiisa Xini Cali Diiriye iyo dhamaan reerka uu ka geerioyooday marxuumka waxayna ilaahay uga baryayaan in uu janadii ka waraabiyo ayagana samir iyo iimaan ka siiyo.
Waxay kaloo tacsi taasi la mid ah u dirayaan dhamaan Bahda ispoortiga oo kala jooga
Maxamed Xaaji Cali ( Gudoomiye Ku xegeenka Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Kolayga oo ka wakiil ah Bahda ispoortiga ee Bermiham iyo Dhamaan Bahda ispoortiga ee ku nool Magaalada London,sidoo kale waxaa tacsi khaas ah tirayo dhamaan Reer Ciise Cabdi oo u dirayo Xaaskii Marxuumka Faaduma Jimcaale,in uu samir iyo imaan ka siiyo,Aamiin
Bahada Reer Sweden Gabdhaha Ispoortiga Soomaaliyeed
1) Maxamed Mukhtaar Sheikh 1) Miski Cumar Cusmaan
2) Bashiir Jeenyo 2) Saciido Wariiri
3) Xasan Gela 3) Luul Aadan Shido
4) Ibrahim Galbeyti 4) Maryan Ibraahim Jaamac (Qeynuun )
5 Boos Caato 5) Maryan Ciise Cabdi
6) Yoonis Galbeyti 6) Bakiin Maaxi Maxamed
7) Xamdi Sheikh Axmed 7) Safiyo Neero
8) Abuukar Dhabarey 8) Shukri Dhalbaas
9) M.Muuse 9) Khadijo Cabdi Gacal (Naley)
10) A/Qani Caalin 10) Faaduma Cali Nuur
11) Maxamed Shukri (Gudiga Oloympikada soomaaliyeed) Denmarka 11) Shariifo Cabdulle Sabriye
12) Cabdi mahad 12) Dahabo Xasan Axmed
13) Supper Khaalid (Fanaanka Reer Sweden)
Bahda reer Mareykanka
1)Islow Maxamed Malaaq
2)Dr. Cali Cusmaan cali
3)Dr.Yaasiin Abuukar Cariif
4)Macalim Ibraahim Suudaani
5)Macxalim Maxamed xaaji Giftin
6)Aweys Muse ARbow(Aweys Fuundi)
7)Caydiid Jeenyo
8)Cabdulaahi Nuur Kolombo
9)Amiinn Caamir Maxamed
10)Cabdi Warsame Isaaq
11)Cabdicasiis Axmed Mahdi
12)Maxamed Xasan Qolof
13)Maxamed Muslimiin
14)Cabdicasiis Giftin
15)Inj.Cumar Sheekheey
16)Cabdulaahi Jeegoxiir
17)SANGUE
18)Maxamed Cusmaan LOOLOOW
19)Axmed cabaas Busuri
20)Cusmaan Maxamuud xalane(Cusmaan xarash)
Cidii Tacsi u dirayso qoyskaas Noogu soo qora Emailka Wabsedka www.Cayaarahasweden .com iyo Mamushe124@hotmail.com
Waxaa Diyaariyay Maxamed Mukhtaar Sheikh