MARXUUM  MAXAMED XUSEEN CALI (SHEEKHAALOOW)

                                                                   

 

                              

    

                                   

                                     INNA LILLAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN   

Bahwaynta isboortiga soomaaliyeed waxay tacsi u dirayaan dhammaan eheladii, qoyskii, qaraabadii, axsaabtii, macrifadii iyo muslimiinta kale oo dhan ee uu ka geeriyoodey Allaha u naxariixtee Marxuum Maxamed Xuseen Cali {Shiikhaaloow}, waxeyna Eebbe ugu baryayaan inuu jannadii ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka tageyna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

                                              TALO
Waxaan bahweynta isboortiga ee ku kala nool dunida dacalladeeda kula talin lahayn inay qayb weyn ka qaataan cayaartoyda kale ee ku dhibaateysan dal iyo dibadba, waxaana baahida looga bixi karaa inaan yeelanno sanduuq dhaqaale oo aan ugu tabarucayno baahida cayaartoyga soomaaliyeed kagana gudbi karno dhibaatooyin badan oo aan maanta wax weyn ka qaban karin. Tusaale ahaan haddii aan magaalo magaalo isu xil qaanno oo aan yeelanno dhaqaale meel noo yaal waan kabi karnaa waana caawin karnaa laacib kasta oo aan maqlno dhibkiisa. Sanduuqaas oo aan ugu magac darnay Sanduuqa Gargaarka Cayaartoyda oo magaalo walba ka furan. Waxaa kaloo nala haboonaan lahayd inaan samaysanno E-mail group loogu tala galay dhammaan bahweynta isboortiga soomaaliyeed halkaasoo aan isku dhaafsanayno talada, fikirka, taakulaynta, taageerida, talabixinta iyo horumarinta isboortiga soomaaliyeed.

   

Waxaa Tacsidaas Diraayo dadka kala ah:- 

   

1) Xasan Abshir faarax......................Duqii magaaladda Muqdishu
2)Xasan Jilicow Maslax ....................Kuxigeenkii Duqa Magaaladda
3)Iikar Amiin Iikar..............................Kuxigeenkii Duqa Magaaladda
4)Islow Maxamed Malaaq..................Aasasayaashii Naadigii Dawladda Hoose
5)Dr. Cali Cusmaan Cali....................Gudigii Naadigii dawladda Hoose
6)Mumin Yare              .....................Ciyaartoy Naadiga Muqdishu
7)Cumar Cusmaan Wasughe.............=                 =            =
8)Cabdi Faarax Geela          ..............=                =            =                                                     =           
10)Cabdicasiis Axmed Mahdi.............=                =            =
11)Axmed cabaas Busuri..................=                 =            =
12)Nuur Suufi(Nuur Gaab)  ...............=                 =             =
13)Maxamed cabdulle farayare......... =                 =             =
14)Maxamed Cusmaan loolow.........  =                 =             =
15)Isaaq Dheere............................. =                  =             =
16)Abukar Shiino............................=                   =             =
17)Cabdulqaadir Khalif Xirsi(Biini)     =                   =             =
18)Maxamed Faarax                       =                   =             =
19)Cumar Calasow raaghe..............=                    =             =
20)Cabdi Cali Warsame..................=                    =             =
21)Ay Jeelow               ..................=                    =             =
22)Cabdi Muxumad........................=                    =             =
23)Kamaal Balaqow.......................=                    =             =
24)Cabdi Boy................................=                    =             =
25)Cali Baashi...............................=                    =            =
26)Aweys Siidow(Kulu)..................=                     =           =
27)Xasan Shekh Bin Shekh...........=                      =           =
28)Axmed Khaldaan.....................=                      =           =
 
          

Bahada Reer Sweden                              Gabdhaha Ispoortiga Soomaaliyeed

1) Maxamed Mukhtaar Sheikh            1) Miski Cumar Cusmaan                                        

2) Bashiir Jeenyo                                  2) Saciido Wariiri 

3) Xasan  Gela                                        3) Luul Aadan Shido

4) Ibrahim Galbeyti                                4) Maryan Ibraahim Jaamac (Qeynuun )

5 Boos Caato                                          5) Maryan Ciise Cabdi 

6) Yoonis Galbeyti                                  6) Bakiin Maaxi Maxamed

7) Xamdi Sheikh Axmed                         7) Safiyo Neero 

8) Abuukar Dhabarey                              8) Shukri Dhalbaas

9) M. Muuse (Jabros)                             9) Khadijo Cabdi Gacal (Naley) 

10) Cabdiqani Caalin                              10) Faaduma Cali Nuur

10 Maxamed Shukri (GOS) Denmark    11) Shariifo Cabdulle Sabriye

11 Cabdi mahad                                       12) Dahabo Xasan Axmed

12) Super Khalid (Fanaanka Reer Sweden)                                               

13) Yaasiin Karaani

14) Axmed Muuse (Germany)

15) Qardhaas (London)

16) Maxamuud Afgooye

17) Cabdulqaadir Xaaji (Akookow)

18) Cabdulqaadir Dheere

19) Raage Meeryaa

20) Kabitaano Cawad

21) Maxamed (Oorso)

22) Warsame Cossoble Odey

23) Axmed Sollentuuna

24) Nuur Buule

25) Cabdinaasir Huruuso

26) Cabdulqaadir Macallin

27) Xiirey

28) Cabdulwali Maalim

29) Cabdulaahi Carabey

30) Cali Gurey

31) Cabdicasiis Faraqoray

32) Afrax Dheere

33) Maxamed Cabdullaahi

34) Cabdirashiid Dheere

35) Faysal Makaraan (Xubin GOS)

36) Cali Yare

37) Ciid Arsenal

38) Sacad Cumar geedi ( Khabiir spoorti)

39) Cabdi Cadde ( Gu.KuXe.Hore XSKC)

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun, dhamaan bahweynta sportiga iyo Somalida ku nool wadanka Danmark waxeey tacsi tiiranyo leh halkaan ugadiirayaandhamaan umadda Soomaaliyeed  iyo bahweynta Isboortiga Soomaaliyeed meel walbo ay joogaan  geeridii ku timid  Allaha u Naxriisto Marxuum: Maxamed Xuseen Cali "Sheekkaaloow" oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho Soomaaliya.

 

 

  1. Cali Cusman Xeyle  (Ali Buuji)
  2. Nuur Suufi Maxmed (Nuur Gaab)
  3. Saleebaan M. (Garaare) 
  4. Cabdullaahi Shaacir
  5. Cabdulqaaliq (EX Batroolka)
  6. Maxamed Cali (Guduudow)
  7. Cabdirashid Abuukar (Odense)
  8. Xaaji Cali Saalax
  9. Xaaji Daahir
  10. Shariif Maxmed
  11. Maxamud Shiino
  12. Xaaji Yaxye
  13. Abdulaahi (Afjec)
  14. Muumin Cali Afrax
  15. Maxamed Aboor
  16. Abuukar A. Dahir (Arab)
  17. Cabdikarim Muse Faarah
  18. Seylac Axmed Xuseen
  19. Maxamed Cabdulle Maxamud (Diite)
  20. Jamaal Cabdullahi Cali
  21. Salaad Bikalo (Ex Sancada)
  22. Bashir Cabdullaahi Xaaji
  23. Cabdullahi Khaliif Fiiqow (Siite)
  24. Maxamud Sacid Cusman (Surka)
  25. Abdiwahab Hassan Ahmed (Dheeros)
  26. Siid Ali  Cumar (Jalbe)
  27. Mahad Axmed Diireye
  28. Cali Cadaani (Ali Malmo)
  29. Maxamed A. Dahir (M. Arab)
  30. Nuur Cali (Nur Adunyo)
  31. Cabdulaahi Cali cabdi (Ganey)
  32. Yuusuf Cabdullahi Sheekh (Shabeele)
  33. kenadiid Cabdi Dahir (Kolding)
  34. Xasan Adan Xaaji Yabarow (Xasan Wiish).

 

                                              Waxaa Diyaariyay Maxamed Mukhtaar Sheikh