|
1) Xasan Abshir faarax......................Duqii magaaladda Muqdishu
2)Xasan Jilicow Maslax ....................Kuxigeenkii Duqa Magaaladda
3)Iikar Amiin Iikar..............................Kuxigeenkii Duqa Magaaladda
4)Islow Maxamed Malaaq..................Aasasayaashii Naadigii Dawladda Hoose
5)Dr. Cali Cusmaan Cali....................Gudigii Naadigii dawladda Hoose
6)Mumin Yare .....................Ciyaartoy Naadiga Muqdishu
7)Cumar Cusmaan Wasughe.............= = =
8)Cabdi Faarax Geela ..............= = =
9)Maxamed Xusen Shikhaalow...........= = =
10)Cabdicasiis Axmed Mahdi.............= = =
11)Axmed cabaas Busuri..................= = =
12)Nuur Suufi(Nuur Gaab) ...............= = =
13)Maxamed cabdulle farayare......... = = =
14)Maxamed Cusmaan loolow......... = = =
15)Isaaq Dheere............................. = = =
16)Abukar Shiino............................= = =
17)Cabdulqaadir Khalif Xirsi(Biini) = = =
18)Maxamed Faarax = = =
19)Cumar Calasow raaghe..............= = =
20)Cabdi Cali Warsame..................= = =
21)Ay Jeelow ..................= = =
22)Cabdi Muxumad........................= = =
23)Kamaal Balaqow.......................= = =
24)Cabdi Boy................................= = =
25)Cali Baashi...............................= = =
26)Aweys Siidow(Kulu)..................= = =
27)Xasan Shekh Bin Shekh...........= = =
28)Axmed Khaldaan.....................= = =
Bahada Reer Sweden Gabdhaha Ispoortiga Soomaaliyeed
1) Maxamed Mukhtaar Sheikh 1) Miski Cumar Cusmaan
2) Bashiir Jeenyo 2) Saciido Wariiri
3) Xasan Gela 3) Luul Aadan Shido
4) Ibrahim Galbeyti 4) Maryan Ibraahim Jaamac (Qeynuun )
5 Boos Caato 5) Maryan Ciise Cabdi
6) Yoonis Galbeyti 6) Bakiin Maaxi Maxamed
7) Xamdi Sheikh Axmed 7) Safiyo Neero
8) Abuukar Dhabarey 8) Shukri Dhalbaas
9) M.Muuse 9) Khadijo Cabdi Gacal (Naley)
10) A/Qani Caalin 10) Faaduma Cali Nuur
11) Maxamed Shukri (Gudiga Oloympikada soomaaliyeed) Denmarka 11) Shariifo Cabdulle Sabriye
12) Cabdi mahad 12) Dahabo Xasan Axmed
13) Supper Khaalid (Fanaanka Reer Sweden)
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun, dhamaan bahweynta sportiga iyo Somalida ku nool wadanka Danmark waxeey tacsi tiiranyo leh halkaan uga diirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed iyo bahweynta Isboortiga Soomaaliyeed weel walbo ay joogaan geeridii ku timid Allaha u Naxriisto Marxuum: Axmed Cabdiraxman "Axmed Saqiir" oo ku geeriyooday Jeddah, Saudi Arabia.
- Cali Cusman Xeyle (Ali Buuji)
- Nuur Suufi Maxmed (Nuur Gaab)
- Cabdullaahi Shaacir
- Cabdulqaaliq (EX Batroolka)
- Maxamed Cali (Guduudow)
- Cabdirashid Abuukar (Odense)
- Xaaji Cali Saalax
- Xaaji Daahir
- Shariif Maxmed
- Maxamud Shiino
- Xaaji Yaxye
- Abdulaahi (Afjec)
- Muumin Cali Afrax
- Maxamed Aboor
- Abuukar A. Dahir (Arab)
- Cabdikarim Muse Faarah
- Seylac Axmed Xuseen
- Maxamed Cabdulle Maxamud (Diite)
- Jamaal Cabdullahi Cali
- Salaad Bikalo (Ex Sancada)
21. Bashiir Cabdullahi Xaji
- Cabdullahi Khaliif Fiiqow (Siite)
- Maxamud Sacid Cusman (Surka)
- Abdiwahab Hassan Ahmed (Dheeros)
- Siid Ali Cumar (Jalbe)
- Mahad Axmed Diireye
- Cali Cadaani (Ali Malmo)
- Maxamed A. Dahir (M. Arab)
- Nuur Cali (Nur Adunyo)
- Maxamed Shukri
- Cabdulaahi Cali cabdi (Ganey)
- Yuusuf Cabdullahi Sheekh (Shabeele)
- kenadiid Cabdi Dahir (Kolding)
- Xasan Adan Xaaji Yabarow (Xasan Wiish)
Iyo dhamaan cayaartooyda kooxaha kala duwan ee ka dhisan wadanka Danmark.
Marxuumka ayaa waxaa ilaah ugu baryaynaa janadii fardoowso, intii uu ka tagayna samir iyo iimaan Allah ka siiyo. Aamiin , Aamiin , Aamiin
Waxaa Diyaariyay Maxamed Mukhtaar Sheikh
|