|

Innaa-lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Bahda Isboortiga ee gobolka Minnesota iyo Sweden waxaa ay tacsi u dirayaan Hooyo Shariifo Siyaad, dhamman Reer Shiikhow Jalbe, Walaalihiisa iyo dhmmaanba caruurtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxmed Shiikhow Jalbe oo habeenimadii taladada oo taariikhdu ku beegnayd 02/02/2010 ku geeriyooday dalkaaasi Sweden.
Tacsidan waxa loo diraya xaaskiisa Hooyo Shariifo Siyaad, caruurtiisa oo kala ah: Joon Maxmed Shiikhow,Sahro Maxmed Shiikhow iyo saygeeda C/llahi Xaaji Cilmi Ereg “Xaaji” oo ka tirsanaa cayaaryahannadii K/cagta /Koleyga ee dalkeena Soomaaliya iyo Caruurteeda,Baarliin Maxamed Shiikhow odaygeeda iyo caruurtooda,Fartuun Maxamed Shiikhow odaygeeda iyo caruurtooda,Fatxi Maxamed Shiikhow odaygeeda iyo caruurtooda,Xamdi Maxamed Shiikhow odaygeeda iyo caruurooda,Siraad Maxamed Shiikhow odaygeeda iyo caruurtooda,Shamso Maxamed Shiikhow odaygeeda Maxamed Xuseen Baare iyo caruurtooda,Liban Maxamed Shiikhow,Bashiir Mxamed Shiikhow,Abdifatah Maxamed Shiikhow,Yacquub Maxamed Shiikhow iyo Cabaas Maxamed Shiikhow.
Sidoo kale tacsidan waxaa loo dirayaa Walalihiisa oo kala ah: Axmadey Maxamed Shiikhow iyo Shaacir Shiikhow oo ka tirsanaa ciyaaryahannadii kubadda cagta ee naadiyadii Bankiga iyo Muqdisho ee Soomaaliya iyo Mukhtaar shiikhow,Ibraahim shiikhow,Daahir Shiikhow iyo Faadumo Shiikhow.
Geerida marxuumka Allaha u naxariistee ayaa la ogeysiinayaa eheladiisa oo kala jooga dalka gudahiisa iyo dibaddiisaba.
Waxaan Allaha awoodda badan uga baryanaa in marxuum Mxamed Shiikhow Jalbe jannadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii, eheladii iyo caruurtii uu ka tagayna samir iyo iimaan naga wada siiyo dhammaanteenaba.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Tacsidan waxaa diraya dadka magacyadooda hoos ku xusan yihiin:
Bahada Reer Sweden
1) Maxamed Mukhtaar Sheikh
2) Bashiir Jeenyo
3) XasaN Gela
4) Ibrahim Galbeyti
5 Boos Caato
6) Yoonis Galbeyti
7) Xamdi Sheikh Axmed
8) Abuukar Dhabarey
9) M.Muuse
10) A/Qani Caalin
Bahada Reer Mareykanka
1)Islow Maxamed Malaaq
2)Dr. Cali Cusmaan Cali
3)Dr. Yasiin Abukar Cariif
4) Tababare Ibraahim Suudaani
5)Tababare Maxamed Xaaji Giftiin
6)Maxamed xasan Qolof
7)Cusmaan Xarash
8)Aweys Fuundi
9)Caydiid Jeenyo
10)Cabdi Warsame Isaaq
11)Cabdicasiis Axmed Mahdi
12)Abukar Maxamed Mursal
1)Cabdi Cali Macallin
2)Macallin Ibraahim Suudaani
3)Maxamed Xasan Qolof
4)Cabdi Yuusuf
5)Maxamed Cismaan Isaaq (M/Dheere)
6)C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)
7)Axmed Daahir Axmed
8)Maxamuud Ciise Faarax
9)C/qaadir Yuusuf Ciise (Madaxey)
10)Macallin Idiris Ibraahim Suleiman
11)C/qaadir Daahir Axmed
12)Abuukar Bakar
13)C/qaadir Jaango
14)Cabdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)
15)C/risaaq Saciid Marshaale
16)C/raxmaan Guuleed ( Aamaan)
17)C/qaadir Nuune
18)C/llahi Moorgan
19)Gani Xasan Nuur
20)Xaawo Hiiraan
21)Nimco Kenyati
22)Deeqo Cawil
23)Fartuun Nuur (Cali Dheere)
Waxaa Diyaariyay Maxamed Mukhtaar Sheikh |