|
Bahda isboortiga Reer Sweden iyo kuwa wadaanka Maraykanka,ingiriiska waxaa ay si wadajir ah tacsi ugu Dirayaan Xidigti K/Kolayga Kooxda ENC Maryan ibraahim Jaamac (Qeynuun) Abtigeed iyo Hooyo Faaduma Magli nool oo walaalkeed marxuum Cabdulle Cumar Geeri uu ku geeriyooday magaalada Qardho ee gobolka Bari ,taariikhdu markay ahayd 12/02/10.Tacsidaasi waxaa kale oo loo dirayaa caruurtiisa oo kala ah: Maryan ibraahim jaamac, sahara ibraahim Jaamac,C/qaadir ibraahim Jaamac,C/rashiid ibraahim Jaamac,Nuuro ibraahim Jaamac,Keyf ibraahim Jaamac, C/laahi ibraahim Jaamac,Jaamac ibraahim Jaamac,iyo C/risaaq Salaad Uruur ,Reer Uruur oo dhan, kuwaasi oo kala jooga dalka yurub iyo Maraykanka,Soomaaliya
Geerida Marxuumka ayaa la ogeysiinayaa eheladiisa oo kala jooga dalka gudahiisa iyo dibaddiisaba.
Waxaan Allaha awoodda badan uga baryaynaa marxuumka inuu jannadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii, eheladii iyo saaxiibadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan naga wada siiyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Tacsidan waxaa diraya Mudanayaasha hoos ku xusan;
1)Maxamed Mukhtaar Sheikh 15) Saciido Nuur Abuukar ( Wariiri)
2) Xasan Gella 16) Miski Cumar Cusmaan
3) Maryan Ciise Cali 17) Maryan Ciise Cabdi
4)C/laahi Axmed tarabi 18) Bakiin Maaxi Maxamed
5) Dhaqaale 19) Safiyo Neero
6) BashirJeenyo 20) Shukri Dhalbaas
7) Ibraahim Galbeyte 21) Khadijo Cabdi Gacal(Naley)
8) Boos Caato 22) Faaduma Cali Nuur
9) yoonis Galbeyte 23) Shariifo Cabdulle Sabriye (shariifeeto)
10) Xamdi Sheikh Axmed 24) Dahabo Xasan
11) Abuukar Dhabarey 25) Baarliin
12) M.Muuse 26) Luul Aadan Shido
13) C/qani Caalin
14) Maxamed Shukri( GOS)
Bahada Mareykanka
1) Islow Maxamed Malaaq
2)Dr. Cali Cusmaan cali
3)Dr.Yaasiin Abuukar Cariif
4)Macalim Ibraahim Suudaani
5)Macxalim Maxamed xaaji Giftin
6)Aweys Muse ARbow(Aweys Fuundi)
7)Caydiid Jeenyo
8)Cabdulaahi Nuur Kolombo
9)Amiinn Caamir Maxamed
10)Cabdi Warsame Isaaq
11)Cabdicasiis Axmed Mahdi
12)Maxamed Xasan Qolof
13)Maxamed Muslimiin
14)Cabdicasiis Giftin
15)Inj.Cumar Sheekheey
16)Cabdulaahi Jeegoxiir
17)SANGUE
18)Maxamed Cusmaan LOOLOOW
19)Axmed cabaas Busuri
20)Cusmaan Maxamuud xalane(Cusmaan xarash)
21)Cabdi cadde
Waxaa Diyaariyay Maxamed Mukhtaar Sheikh
|