Wasiirkii Dhalinyarada iyo isboortiga Suleymaan Colaad oo ku geeriyooday galabta dalka Sacudi carabiya
            

 

 

 


 

                                         INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Allaha u naxariisto Waxaa maanta ku geeriyoday DaLka Sacuudi carabiya Wasiirkii Dhalinyarada Iyo Isboortiga ee Xukuumadda Federalka KMG ee soomaliya, kadib dhaawac culus oo ka soo gaaray qaraxii naxariis darrada ahaa ee Hotel shamow ka dhacay 3 dec sanadki aan so dhaafnay.

Sabar iyo iimaan Allaha naga siiyo dhamaan Qaraabadiisi, xaaskiisi, caruurtiisi iyo dhamaan umadda Soomaliyeed. 

WAXAY DHAMAANTOOD TACSI U DIRAYAAN UMMADDA SOOMAALIYEED MEEL KASTO AY JOOGTO IYO QOYSKII UU KA GEERIYOODAY WASIIRKII DHALINYARADDA IYO ISBOORTIGA MARXUUM SOLEEMAAN COLAAD ROOBLE,WAXAYNA ILAAH UGA BARYAYAAN IN UU JANADIISII FARDAWSA AHEYD KA WARAABIYO SHACABKA SOOMAALIYEED IYO QOYSKII UU KA TEGAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO.INA LILAAHI WA INA ILAAHI RAAJUCUUN

     Tacsidan waxaa diraya dadka magacyadooda hoos ku xusan yihiin:   

  Bahada Reer Sweden                                              Gabdhaha Ispoortiga Soomaaliyeed

1) Maxamed Mukhtaar Sheikh                                      1) Miski Cumar Cusmaan                                        

2) Bashiir Jeenyo                                                           2) Saciido Wariiri 

3) Xasan  Gela                                                              3) Luul Aadan Shido

4) Ibrahim Galbeyti                                                       4) Maryan Ibraahim Jaamac (Qeynuun )

5 Boos Caato                                                               5) Maryan Ciise Cabdi 

6) Yoonis Galbeyti                                                       6) Bakiin Maaxi Maxamed

7) Xamdi Sheikh Axmed                                             7) Safiyo Neero 

8) Abuukar Dhabarey                                                 8) Shukri Dhalbaas

9) M.Muuse                                                               9) Khadijo Cabdi Gacal (Naley) 

10) A/Qani Caalin                                                     10) Faaduma Cali Nuur

11) Maxamed Shukri (Gudiga Oloympikada soomaaliyeed) Denmarka           11) Shariifo Cabdulle Sabriye

12) Cabdi mahad                                                                                           12) Dahabo Xasan Axmed

13) Supper Khaalid (Fanaanka Reer Sweden)

14) Daamey

  Bahda reer Mareykanka                                             

1)Islow Maxamed Malaaq
2)Dr. Cali Cusmaan cali
3)Dr.Yaasiin Abuukar Cariif
4)Macalim Ibraahim Suudaani
5)Macxalim Maxamed xaaji Giftin
6)Aweys Muse ARbow(Aweys Fuundi)
7)Caydiid Jeenyo
8)Cabdulaahi Nuur Kolombo
9)Amiinn Caamir Maxamed
10)Cabdi Warsame Isaaq
11)Cabdicasiis Axmed Mahdi
12)Maxamed Xasan Qolof
13)Maxamed Muslimiin
14)Cabdicasiis Giftin
15)Inj.Cumar Sheekheey
16)Cabdulaahi Jeegoxiir
17)SANGUE
18)Maxamed Cusmaan LOOLOOW
19)Axmed cabaas Busuri
20)Cusmaan Maxamuud xalane(Cusmaan xarash)
21)Cabdi cadde
 
     Bahada reer Denmark
 
  1. Cali Cadaani (Ali Malmo)
  2. Mohamed Guled (Frank)
  3. Maxamed A. Dahir (M. Arab)
  4. Nuur Cali (Nur Adunyo)
  5. Maxamed Shukri
  6. Cali Kalaay
  7. Maxamed Cabdulaahi Xaaji (Omaar)
  8. Khaalid Sheekh Xuseen (Macalinka)
  9. Cabdulaahi Cali cabdi (Ganey)
  10. Shariif Maxmed
  11. Abdi Muumin
  12. Aweys Maxamed Dhiblaawe
  13. Cabdiwali Cusman Jimcaale (Siyaasi)
  14. Yuusuf Cabdullahi Sheekh (Shabeele)
  15. kenadiid Cabdi Dahir (Kolding)
  16. Xasan Adan Xaaji Yabarow (Xasan Wiish)
  17. Cumar Xuseen Mooge
    1. Cali Cusman Xeyle  (Ali Buuji)
    2. Nuur Suufi Maxmed (Nuur Gaab)
    3. Cabdullaahi Shaacir
    4. Maxamed Cali (Guduudow)
    5. Cabdirashid (Odense)
    6. Xaaji Cali
    7. Axmed Sheekh (Ugaaska)
    8. Maxamud Shiino
    9. Xaaji Yaxye
    10. Abdulaahi (Afjec)
    11. Muumin Cali Afrax
    12. Maxamed Aboor
    13. Abuukar A. Dahir (Arab)
    14. Cabdikarim Muse Faarah
    15. Seylac Axmed Xuseen
    16. Maxamed Cabdulle Maxamud (Diite)
    17. Jamaal Cabdullahi Cali
    18. Salaad Bikalo

    19.  Bashiir Cabdullahi Xaji

    1. Cabdullahi Khaliif Fiiqow (Siite)
    2. Maxamud Sacid Cusman (Surka)
    3. Abdiwahab Hassan Ahmed (Dheeros)
    4. Siid Ali  Cumar (Jalbe)
     24.    Mahad Axmed Diire
 
 
                                                                  Waxaa Diyaariyay Maxamed Mukhtaar Sheikh