ayaaraha Bariga iyo Bartamaha africa oo Furmay iyo Isku aadka CECAFA 2008-da

Todobaadkan waxaa magaaladda Kampala ee xarunta wadanka Uganda lagu sameeyay Isku aadka ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Africa ee CECAFA 2008, waxaan ciyaarahan ka soo qeyn gali doona 10-wadan oo ay Somalia ku jirto, iyadoo loo qeybiyay 2-qeybood oo kala ah A iyo B.
Group-ka A waxaa ku wada Jira wadanka ciyaaraha martigainaya ee Uganda, Somalia, Tanzania, Zanzibar iyo Rwanda, halka qeybta B ay ku wada jiraan xulalka Sudan, Kenya, Eritrea, Burundi iyo Djibouti, ciyaarahan oo lagu kala qaban doono magaalooyinka Kampala iyo Jinja wuxuu xulka Somalia nasiib u heley inuu ka mid noqdo Xulalka wareega hore ku ciyaari doona labada garoon ee Nambole iyo Nakivubo ee magalaadda Kampala, waxaana guud ahaan isku aadka rasmiga ah uu yahay sidan:-
 
 
 

CECAFA 2008 10 Team Fixture list

fixtures for 10 teams in two groups.
GROUP - A- UGANDA, TANZANIA, RWANDA, ZANZIBAR AND SOMALIA
GROUP -B - SUDAN,KENYA,ERITREA, BURUNDI AND DJIBOUTI
(CLASSIFICATION: TWO GROUP WINNERS QUALIFY TO SEMIS).
THE SEMIS WINNERS CONTEST THE FINAL AND THE LOSERS PLAY IN THE THIRD PLACE CLASSIFICATION MATCH.

DATE
NO
TEAMS
GROUP
VENUE
TIME
Wed 31-12-08
1
Eritrea Vs Djibouti
B
Jinja City
13:30
 
2
Sudan Vs Kenya
B
Jinja City
16:00
Thur 1-1-2009
3
Zanzibar Vs Somalia
A
Nambole
17:00
 
4
Uganda Vs Rwanda
A
Nambole
19:30
Fri 2-1-2009
5
Djibouti Vs Burundi
B
Jinja City
13:30
 
6
Kenya Vs Eritrea
B
Jinja City
16:00
Sat 3-1-2009
7
Somalia Vs Tanzania
A
Nakivubo
13:30
 
8
Uganda Vs Zanzibar
A
Nakivubo
16:00
Sun 4-1-2009
9
Djibouti Vs Sudan
B
Jinja City
13:30
 
10
Eritrea Vs Burundi
B
Jinja City
16:00
Mon 5-1-2009
11
Rwanda Vs Somalia
A
Nakivubo
13:30
 
12
Tanzania Vs Zanzibar
A
Nakivubo
16:00
Tue 6-1-2009
13
Kenya Vs Djibouti
B
Jinja City
13:30
 
14
Burundi Vs Sudan
B
Jinja City
16:00
Wed 7-1-2009
15
Rwanda Vs Tanzania
A
Nakivubo
13:30
 
16
Somalia Vs Uganda
A
Nakivubo
16:00
Thur 8-1-2009
17
Sudan Vs Eritrea
B (LIVE)
Nakivubo
13:30
 
18
Burundi Vs Kenya
B (LIVE)
Nakivubo
16:00
Fri 9-1-2009
19
Zanzibar Vs Rwanda
A (LIVE)
Nambole
17:00
 
20
Tanzania Vs Uganda
A (LIVE)
Nambole
19:30
Sat 10-1-2009
 
REST DAY
     
SEMI FINALS
         
Sun 11-1-2009
21
A1 Vs B2
(Live)
Nakivubo
TBD
Sun 11-1-2009
22
B1 Vs A2
(Live)
Nakivubo
TBD
Mon 12-1-2009
 
REST DAY
     
Tue 13-1-2009
 
Third place play offs/final
     
 
23
Loser 21 v loser 22
(Live TBC)
Nambole
1600
   
Win 21v win22final
(LIVE)
Nambole
1900

The Tournament will be played according to CECAFA rules and regulations.
Thank you[.
Nicholas Musonye
Gen Sec.
C/laahi Xasan Baliil.
Baliilkhan10@Hotmail.Com
Baliil.CayaarahaSwedan@Gmail.Com
Xafiiska warqabadka Cayaaraha Swedan.Com
Muqdisha-Somalia


 

.

 

 

 


C/laahi Xasan Sulaymaan{Baliil}
Baliilkhan10@Hotmail.Com
Cayaaraha Swedan.Com.
Muqdisho-Somalia