|
Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi raajicuun
Bahda spoortiga guud oo ku kala nool aduunyada dacaladeeda , waxay tacsi u dirayaan Garsoore Caalami Cusmaan Maxamuud Xalane(Cusmaan Xarash) iyo Xaaskiisa Safiyo Xasan Culusow Allaha u naxariistee Sodagiis Xasan Culusow Shibane oo ku geeriyooday magaalada Nayrobi ee dalkaasi Kenya, taariikhdu markay ahayd 29/04/2010.
Geerida Marxuumka ayaa la ogeysiinayaa eheladiisa oo kala jooga dalka Soomaaliya gudahiisa iyo dibaddiisaba.
Waxaan Allaha weyn Subxaanahu Wa tacalaa uga baryaynaa in Marxuumka Qabrigiisa Allah u waasiciyo,Su’aashana u fududeeyo. Sidoo kale Waxaan Allah uga baryaynaa in Marxuumka Jannadii fardawsa Eebe ka waraabiyo, qoyskii,Qaraabadii ,asxaabtii iyo eheladii uu ka baxay samir iyo Iimaan naga wada siiyo dhammaanteen.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Tacsidan waxaa diraya dadka magacyadoodu ay hoos ku xusan yihiin:
Bahada Reer Sweden Gabdhaha Ispoortiga Soomaaliyeed
1) Maxamed Mukhtaar Sheikh 1) Miski Cumar Cusmaan
2) Bashiir Jeenyo 2) Saciido Wariiri
3) Xasan Gela 3) Luul Aadan Shido
4) Ibrahim Galbeyte 4) Maryan Ibraahim Jaamac (Qeynuun )
5 Xiirey (Gudoomiyaha SUKI) 5) Maryan Ciise Cabdi
6) Yoonis Galbeyte 6) Bakiin Maaxi Maxamed
7) Xamdi Sheikh Axmed 7) Safiyo Neero
8) Abuukar Dhabarey 8) Shukri Dhalbaas
9) M.Muuse 9) Khadijo Cabdi Gacal (Naley)
10) A/Qani Caalin 10) Faaduma Cali Nuur
11) Maxamed Shukri (Gudiga Oloympikada soomaaliyeed) Denmarka 11) Shariifo Cabdulle Sabriye
12) Cabdi Mahad
12) Dahabo Xasan Axmed
13) Supper Khaalid (Fanaanka Reer Sweden)
13) Xaawo Maxamuud Cabdulle(Xawo Kiin)
14) Bashiir Galbeyte
15) C/laahi Ereg (Xaaji Jeenyo)
16) Asad Ceymow
17) Ciid Arsenal
18) Warsame Oday
19) oorso
20) Cabdi Colaad
21) C/qaadir Dheere
22) Raage Maaryaa
23) C/qaadi Akookow
24) C/qaadi Galbeyte
Bahda reer Mareykanka
1) Islow Maxamed Malaaq
2) Dr. Cali Cusmaan cali
3) Dr.Yaasiin Abuukar Cariif
4) Macalim Ibraahim Suudaani
5) Macxalim Maxamed xaaji Giftin
6) Aweys Muse ARbow(Aweys Fuundi)
7) Caydiid Jeenyo
8) Cabdulaahi Nuur Kolombo
9) Amiinn Caamir Maxamed
10) Cabdi Warsame Isaaq
11) Cabdicasiis Axmed Mahdi
12) Maxamed Xasan Qolof
13) Maxamed Muslimiin
14) Cabdicasiis Giftin
15) Inj.Cumar Sheekheey
16) Cabdulaahi Jeegoxiir
17) SANGUE
18) Maxamed Cusmaan LOOLOOW
19) Axmed cabaas Busuri
20) C/qaadir Xaaji (Sheikha)
Qaar ka tirsan bahda ispoortiga london oo Tacsi u dirayo Garsoore Caalami Cusmaan Maxamuud Xalane(Cusmaan Xarash)
Gudoomiye Ku Xegeenka Xiriirka Soomaaliyeed K/Kolayga Garsoore Caalami Maxamed Xaaji Cali iyo Xaaskiisa.
1)Axmed Muuse iyo Xaaskiisa Xaawo Kiin (Germany)
2) Qardhaas(London UK)
1-Abdirashid Islaw2-Hussein Deeq 3-Mohamed Moallin 4-Yaasin Dinow 5-Mohamed Buwe 6-Abdi Ahmed 7-Elmi Waberi 8-Shiis 9-Hawo Tako 10-Abdiqani Jenyo 11- Shino Guhaad 12-Abdulkadir Uus 13-Haji Jenyo 14-Shino 15-Abdisaln 16-Hussein Abati 17-Omar Muse 18-Mustaf Adan 19-Abdikafi 20-Jamaal Weyne 21-Bille Ali 22-Bob 23-Abdiqani Orolojo
iyo Dhamaan bahda ispoortiga ee ku nool magaalada London UK,Canada
S.W.W Salaan ka dib Mohamed Muqtaaroow halkaan waxaan kuugu soo gudbinaynaa anaga oo ah ciyaartoydii hore ee Somaliyadii hore degena wadanka Sweden kana mid ahayn ciyaartoyda cusub ee joogta wadanka Sweden. Tacsina u diraaya Cusman Maxamed Xalane (Cusmaan Xarash) iyo xaaskiisa.
Abdulahi Hassan Dhaqaale iyo xaaskiisa (Somali fruit)
Yasin maxi iyo xaaskiisa (Badda)
Ahmed aalow iyo xaaskiisa (Somali fruit)
Yusub Muse iyo xaaskiisa (Munashiibiyo)
Axmadeey Ismaciil iyo xaskiisa (Madbacada)
Abdulahi Aboow iyo xaaskiisa (Badda)
Bashiir due iyo xaaskiisa (Wagad)
Axmed Keey (Garsoore)
Ali Saciid (Garsoore)
Faarax Macalin (ciyaaraha fudud)
Abdulahi Axmed Tarabi (Xoghayaha GOS)
Abdirahman Xudeyfi (Tafatiraha Radiyaha Codka Nabada ee Katrineholm)
Liban Sariire (ciyaartoy cuslaaday)
Anigoo ah Garsoore Caalami Axmed Saalax (dinaash) asc warab rasuulkenna suuban chswl oo dhahay := marmata qaamad qiyamatahu,geerudda waa xaq oo dhamaanten weynawada sugoyssa oo aan ku soo koobbi fariinteydda markii nabigenna suuban ka geeriyoday Wiilkissa ibraahin uu dhahay:=(ALCEYNU TADMAC WA QULUUBU TAXSIN INNA LAFIRQIKA YA IBRAHIM LAXASIINUN) OO AH indhuhu wey ilmeynayan qalbigana waa murugonaya maqnashahagga ad naga maqnatay IBRAHIMOW waan u tiraanyeysanahay. waxaan uga soo dacsiyadeen walaalken iyo dumashiden labaduba oo kala ah - garsoore calamiga osman mohamud halanne iyo xaskissa,safio hassan in uu ilaah samir iyo iimaan ka siyo oo ay badiyaan uduceynta marxuunka -hassan culusow oo alla uuga dhiggo sadaqal jaariyah.aamiin
A/C/W/WB anigoo ah hassan adan roble kuna hadlaaya magaca dhamaan reer wardhiiglee waxaan halkaan tacsi uga direynaa sxbkeen nagu weeyn osmaan xarash oo sodagis ku dhintay nayrobi waxaan kaloo uga tacsiyeyneynaa meeshaan qaraabada uu ka tagaay iyo caruurtiisa meelwalba aay jogaan samiir iyo imaan in uu allah ka siiyo janno fardowsana uu geeyo aamiin waxaan kaloo u tacsiyeyneeynaa axmadeey barqadle shibane iyo xaawo barqadle shibane iyo maryan barqadle shibbane.
Cidii Tacsi u dirayso qoyskaas Noogu soo qora Emailka Wabsedka www.Cayaarahasweden .com iyo Mamushe124@hotmail.com
Waxaa Diyaariyay Maxamed Mukhtaar Sheikh
|