Kooxda Arsenal oo u soo baxday Champions league

 

  LONDON (AP)—Arsenal ayaa ku barbaratay Celtic markii ay 3-1 kaga taqalustay sidaan ay ku soo gaartay tartanka Champions League iyadoo ay wehliyaan kooxaha kala ah APOEL oo Cyprus ka socota iyo Fiorentina oo Italy ah .

Kooxda The Gunners horey waxey lugtii 1-aad ee sireebreebkaan ciyaarahaan kala baxa ah ku soo adkaatay magaalada Glasgow. Isku celcelis ahaana waxey ku soo baxaday 5-1 iyadoo xalay goalasha kala dhaliyeen Eduardo Da Silva, Emmanuel Eboue iyo Andrei Arshavin badal ciyaarta ku soo galay.

APOEL awxey Copenhagen ku dhaaftay 3-1 sidaana waxaa ugu suuragashay kooxad reer Cyprus iney sanadkii 2-aad oo isku xiga ay ugu qeyngasho ciyaarahaasi.

Fiorentina ayaa 1-1 markii ay la gashay Sporting Lisbon booskeeda champions league heshay iyadoo ku soo baxaday wax loo yaqaan away goals.

Olympiakos iyo Stuttgart ayaa sidoo kale u soo baxay ciyaarahaan iyagoo ka mid noqon doona 32-kooxood ee qorituurkooda lagu sameyn doono magaalada Monaco iyadoo group yada ay kala hogaaminayaan Manchester United, Real Madrid and defending champion Barcelona.

Celtic, oo tartankaan ka haratay waxey boos ka heli doontaa tartanka labaad ee qaarada yurub ay kooxihiisu ciyaaraan ee Europa League.

Guusha fudud ee uu helay macalinka Arsenal Arsene Wenger waxey u sahashay inuu ciyaarta ka saaro Abou Diaby, Eboue iyo Eduardo qeybtii danbe isagoo u dhigaashanaya ciyaarta sabtid ee Premier League ay la ciyaarayaan Manchester United.

Anorthosis Famagusta made Cyprus’ debut in the Champions League last season and APOEL emulated it with three first-half goals.

Fiorentina ayaa mar u muuqatay iney tartanka iskaga hari doonto markii 1-0 ay hogaanka kaga qabatay kooxad ay booqashada ugu tagtay ee Sporting Lisbon. Laakiin Stevan Jovetic ayaa 1-1 mar uu ciyaarta ka dhigay ay ku fakatay iyadoo 3-3 isku celcelis ahaan ku soo baxay waxaana saaciday away goals.

Greece’s Olympiakos ayaa 3-0 ku soo baxay markii ay lugtii 2-aad 1-0 kaga soo adkaatay Moldovan team Sheriff. Barbardhacaasi wuxuu saaciday Stuttgart oo 2-0 kaga badisay Timisoara of Romania iney soo baxado.ayaamahaan danbe waxay kooxda la soo baxday dardar cusub oo aan la arkin,Cayaartoyda oo yar yar oo isku ciyaar bartay baa u sahleyso in ay kooxwaliba ka guuleystaan.

 

                              Waxaa Diyaariyay Maxamed Mukhtaar Sheikh