INAA lILLAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

kULLU NAFSIN DAA'QATU AL-MOWT 

Ilaahay Janadii Fardawsa ahayd ha ka waraabeyo waxaa bishan aynu ku jiro 7/3/10 keedii ku geeriyootay magaalada Beledweyne Marxuumad Xaliimo Cabdulle Seedow oo ahayd Hooyadii  Abuukar Aadan Deeqow Boos Caato Hadaba tifatiraha Shabakaddan Cayaarahaswedan .com asagoo ku hadlaaya magaca bahwaynta Cayaaraha ee ku nool Wadanka Sweden iyo dunida dacaladeeda dhamaan  akhristayaasha shabakaddan ayagoo ka tiiraanyeysan geerida Naxdinta leheed  waxa uu tacsi u dirayaa Abuukar Aadan Deeqow Boos Caato iyo Xaaskiisa Nimco Maxamuud Ibraahim iyo dhamaan reerka uu  ka geerioyootay marxuumada waxayna ilaahay uga baryayaan in uu janadii ka waraabiyo ayagana samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxay kaloo tacsi taasi la mid ah u dirayaan dhamaan Bahda ispoortiga oo kala ah:  

   

 

Bahada Reer Sweden                                              Gabdhaha Ispoortiga Soomaaliyeed

1) Maxamed Mukhtaar Sheikh             1) Miski Cumar Cusmaan                                        

2) Bashiir Jeenyo                                  2) Saciido Wariiri 

3) Xasan  Gela                                        3) Luul Aadan Shido

4) Ibrahim Galbeyte                                4) Maryan Ibraahim Jaamac (Qeynuun )

5 Xiirey (Gudoomiyaha SUKI)              5) Maryan Ciise Cabdi 

6) Yoonis Galbeyte                                 6) Bakiin Maaxi Maxamed

7) Xamdi Sheikh Axmed                         7) Safiyo Neero 

8) Abuukar Dhabarey                              8) Shukri Dhalbaas

9) M.Muuse                                              9) Khadijo Cabdi Gacal (Naley) 

10) A/Qani Caalin                                   10) Faaduma Cali Nuur

11) Maxamed Shukri (Gudiga Oloympikada soomaaliyeed) Denmarka                                                                                  11) Shariifo Cabdulle Sabriye 

12) Cabdi Mahad                                   12) Dahabo Xasan  Axmed                                      

13) Supper Khaalid (Fanaanka Reer Sweden)

14) Bashiir Galbeyte

15) C/laahi Ereg  (Xaaji Jeenyo)

16) Asad Ceymow

17) Ciid Arsenal

18) Warsame Oday

19)  oorso

20) Cabdi Colaad

21) C/qaadir Dheere

22) Raage Maaryaa

23) C/qaadi Akookow

24) C/qaadi Galbeyte

Bahda reer Mareykanka                                             

1) Islow Maxamed Malaaq
2) Dr. Cali Cusmaan cali
3) Dr.Yaasiin Abuukar Cariif
4) Macalim Ibraahim Suudaani
5) Macxalim Maxamed xaaji Giftin
6) Aweys Muse ARbow(Aweys Fuundi)
7) Caydiid Jeenyo
8) Cabdulaahi Nuur Kolombo
9) Amiinn Caamir Maxamed
10) Cabdi Warsame Isaaq
11) Cabdicasiis Axmed Mahdi
12) Maxamed Xasan Qolof
13) Maxamed Muslimiin
14) Cabdicasiis Giftin
15) Inj.Cumar Sheekheey
16) Cabdulaahi Jeegoxiir
17) SANGUE
18) Maxamed Cusmaan LOOLOOW
19) Axmed cabaas Busuri
20) Osmaan Maxamuud xalane(Cusmaan xarash)
 
 Qaar ka tirsan bahda ispoortiga london oo Tacsi u dirayo Boos Caato
 
1-Abdirashid Islaw2-Hussein Deeq 3-Mohamed Moallin 4-Yaasin Dinow 5-Mohamed Buwe 6-Abdi Ahmed 7-Elmi Waberi 8-Shiis 9-Hawo Tako 10-Abdiqani Jenyo  11- Shino Guhaad 12-Abdulkadir Uus 13-Haji Jenyo 14-Shino 15-Abdisaln 16-Hussein Abati 17-Omar Muse 18-Mustaf Adan 19-Abdikafi 20-Jamaal Weyne 21-Bille Ali 22-Bob
23-Abdiqani Orolojo
 
 
     
Anigoo ah Dahir Jama Arreh, xaaskeyga Faiza Mahamoud Ibrahim iyo dhamaan reer Mahamoud Ibrahim waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan,Abukar Aden Deeqow iyo dhamaan reer Aden deeqow oo hooyadood xaajoyo Halmo Abdulle Seedow ku geeriyootay magaalada Beledweyne, Waxaan Illahay uga baryeynaa inuu janadii Fardoosa ka waraabsho,Amin
 
 
 
 iyo Dhamaan bahda ispoortiga ee ku nool magaalada London UK,Canada

 

Cidii Tacsi u dirayso qoyskaas Noogu soo qora Emailka Wabsedka  www.Cayaarahasweden .com iyo Mamushe124@hotmail.com

 

                                                       Waxaa Diyaariyay Maxamed Mukhtaar Sheikh