|

Waa Wax Laga Xumaado Dhacdadaas Dhacday oo murugada leh
dhamaan bahda ispoortiga ee sweden oo wax laga xumaado ku tilmaamay dilkii loo geestay Cayaaryahan Cumar Islow.
dhamaan bahada ispoortiga ee qurba jooga ah waxay tacsi u dirayaan qoyskii uu ka geeriyooday iyo kooxdii uu ka tirsanaa Cayaaryahankaas .
Cayaaryahankaas oo la sheegay in la dilay ,ispoortiga wuxuu yahay astaanta Nabadda ,waa wax laga naxo in la dilo Cayaaryahan wadanka magac ku leh,waa markii ugu horeysay Wadankeena laga maqlo ama laga arko arinkaan Fajaca leh,waxaan ilaah uga baryeynaa in uu janadii ka waraabiyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan alaha ka siiyo, inaalilaah wa inaaileh raajucuun.
waxaa diyaariyay Maxamed Mukhtaar |