|


Roberto Donadoni oo Shaqadii Macxallinimo laga Raacdeeyay
Macallinka Italy Roberto Donadoni ayaa Wuxuu sheegay in kooxdiisa ay u Ciyaartay sidii ugu Fiicneed balse uu Nasiib iska jiro,Waxaan ka Xumahay in Wixii aan intaas u soo dhimaneynay aan heynin, rajadeynu Waxay eheed in aan u soo baxno Cayaarta Semi finalka ka dibna aan Finalka gaarno,Taas way noqon weyday,Waxaan ka raaligalinayaa dhamaan Cayaartoydeyda iyo Taageerayaasha Talyaaniga ama aduunka oo idil
Waxaa Diyaariyay Maxamed Mukhtaar |