Marxuum Sindiko wuxuu muddo aad u dheer ahaa guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta ee Somalia. Wuxuu kaloo ahaa ku xigeenka Xiriirka Kubadda Cagta ee Africa, ee marka magaciisa lasoo gaabiyo CAF loo yaqaanno.
Faarax Sindiko, oo sidoo kale ahaa ganacsade caan ah, ayaa ahaan jiray sarkaal sare oo ka tirsan Xiriirka Kubadda Cagta Dunida ee FIFA. Wuxuu kaloo xilli hore ahaan jiray ku Xegeenka duqa magaalada Muqdisho.
Sanadkii 2004-ta, markii lasoo dhisayey DKMG, wuxuu kamid ahaa musharrixiintii isku taagay inay madaxweyne ka noqdaan dalka Somalia.
Ganaax
Isla sanadkii 2004-ta ayaa marxuum Sindiko waxaa ganaaxay Agaasimaha FIFA, Sepp Blatter, isagoo ku eedeeyey inuu musuqmaasuq geystay Faarax. Ganaaxaas ayaa farayey in muddo 10 sano ah shaqada laga fariisiyo marxuum Sindiko.
Laakiin bishii April ee sanadkan, ayuu Mr. Blatter ganaaxii ka qaaday marxuum faarax weheleye caddow Sindiko.
Faarax Sindiko Wuxuu ahaa aabaha ispoortiga Soomaaliyeed ,Wuxuu soo barbaariyay dad aad u farabadan oo ay ka mid yihiin dhamaan Garsoorayaasha K/Cagta iyo Tababarayaasha,Maamulka Ispoortiga Guud ahaan,Wuxuu ahaa nin wakhtigiisa iyo maalkiisa u huro hurumarinta ispoortiga dalka soomaaliya iyo kan Qaarada afrika uu ku lahaa magac iyo maamuús,Alaha u naxariisto Marxuumka oo maalmahaan danbe ku jiray Ololihiisii uu kula soo noqonlahaa kursigii uu ku lahaa Afrika iyo kii XSKC.
Waxaa Tacsidaas Dirayo Bahda ispoortiga ee Sweden iyo Dhamaan Bahda ispoortiga oo kala jooga aduunka dacaladiisa oo idil,Alaha u Naxariisto Marxuumka Samir iyo imaan alaha ka siiyo Caruurtiisa iyo ehelkiisa oo dhan ,sidoo kale Bahda ispoortiga, inaalilaahi waa inaaileyhi raajucuun.
Dhamaan anagoo ka wada murugeysan geeridii Naxdinta laheed ee ku timid ruugcadaa magac iyo maamuus ku lahaa Spoortiga dalka iyo dibadaba, Marxuum Faarax Weheleye Caddow Sindiko;ayaan hada haddana iskuugu Tacsiyadeyneynaa ayadoo qofwaliba uu ka naxay geeridaas.
Waxaan tacsidaas gaarsiinaynaa ehelada, qaraabada iyo dhamaan asxaabta isboortiga ee meelkasta oo ay joogaan, anagoo la qabna murigada geeridaas Allahana naga wada siiyo samir iyo iimaan, asgana Allaha u dembi dhaafo Aamiin Aamiin.
Waxaa Tacsidaas Dirayo Akhiyaarta Hoos Ku Qoran:-
1) Axmed Sheal
2) Maxamed Macallin (Gudoomiyaha Diyaasbarada)
3) Axmed Nuur (Seyga Ruushka)
4) Bashiir Jeenyo
5) Maxamed Mukhtaar
6) ibraahim Galbeyte
7)Maxamed Muuse (Gudoomiyaha Diyaasbarada Sweden)
8)Xamdi Sheikh Axmed
9) Boos Caato
10) A/Qani Caalin
11) Xasan Geela
12) Maxamed Deeqow (Jagsan)
13) Yoonis Galbeyte
14) Islow (Gudoomiyaha Kooxda Nabadda)
15) Cilmi (Horseed)
16) Yaasiin Diinow(Horseed)
17) Imad ( Gudoomiyaha Finland)
18) Maxamed Shukre ( Gudoomiyaha Denmark)
19) Daamey (kooxda Banaadir)
20) Esoomarey
21) C/Laahi Tarabi (Xoghayaha Guud ee GOS)
22) Ciid Arsinal (Cayaartoydii Hore ee Gaadiidka)
23) Supper Khaalid Fanaanka weyn ee Reer Sweden
24) C/laahi Ereg (Xaaji)
25) Abuukar Cabdulle Dhabarey
26) Axmed Xasan (Agaasimaha Ururka SSUF)
27) Xuseen Deeq (Horseed)
28) C/laahi (carabey) Gudoomiyaha kooxda Rögsved
29) Cabdi Axmed
30) Xaaji Faarax (odayaasha Sweden
31) C/qaadir Dheere (Odayaasha Beledka)
32) Raage Meryaa (K/Kolayga)
33) Cabdi Xaaji (Akookow)
34) Jeeri (Odayaasha Beledka)
35) C/kariin Abaaba
36) Abuukar Gooryaan
37) C/qaadir Galbeyte (Odayaasha)
38) Axmed Xirsi (Luude)
39) Warsame Oday
40) Orso (Cayaartoydii Hore ee Muqdisho)
41) Guduudow (Tensta)
42) Cabdi Mahad (Odayaasha Beledka)
Waxaa Tacsidaan soo Diray Gabdhihii Hore ee Cayaarijiray K/Kolayga
Miski Cumar Hobar Guddoomiye Xaawo sh. Axmed (X.Taako) Luul Aadan Shiddo Shukri Dhalbaas Safiyo M.Gudaal (S/Neero) Saciida Abukar (Wariiri) Ruqiya Cumar Ruqiyeeto Dahabo Baraxoow Saciida C/qaadir (Sanuura) Zahra Baani Zahra Aaden Gaas Sharifa Abdulle Sabriye Luul Cisman Sabriye saynab Cali xamari Batuula Baraxoow Hodan Musse Galaal Qaynuun Hindiya Maxamed Cariif Zamzam Cabdullahi Casha Yuusuf [qadar] Faduma Cali Nuur Astur Jamac Casha Yuusuf Keento Deeqo Maxamed siyaad Sucaad diiriye Cibaado Cabdi warsame Xaawo M. Cabdulle Diib Cabdi Jaamac Nuuno Cumar Waasuge Bakiin Maaxi Macallin Jamiilo Yuusuf Layla Faarax Garaaad Khadiijo Abdi Gacal (Naley) Samsam Xaaji Geelle Gani Xasan Nuur Deeqo Cawil Fartuun Axmed Xijaabo C/casiis Xaaji Nimco Axmed (N/ Kenyati) Xaawo Hiiraan Sahro Abdi Dhuux Safiyo Axmed Maxamed Nadiifo Ibraahim iidoow Khadra Cali Saciid
Aamina Macallin Axmed
Bahda Sportska Danmark oo tacsidaan soo direen.
Nuur Suufi Maxamed (Nur gab)
Maxamed Shukri Ali Osman Heyle (Ali Bucci) Cabdullaahi Shaacir Abdiwahab Hassan Ahmed ( Dheeros) Mahad Axmed Diireye Cabdikarim Muse Faarah Seylac Axmed Xuseen Bashiir Cabdullahi Xaji Siid Ali Cumar (Jalbe) Cabdiwali Cusman Jimcaale (Siyaasi) Maxamud Sacid Cusman (Surka Maxamed Cali (Guduudow) Maxamed Carab Jamaal Cabdullahi Cali Cabdulaahi Cali cabdi (Ganey) Nuur Cali (Nur Adun) Salaad Bikalo Cali Kalaay Maxamed Cabdulaahi Xaaji (Omaar) Maxamed Cabdulle Maxamud (Diite Cumar Boonga Shariif Maxmed Abdi Muumin Aweys Maxamed Dhiblaawe Cali Cadaani (Ali Malmo)
Waxaa diyaariyay Maxamed Mukhtaar Sheikh |