|

Shir looga hadlaayay u diyaargarowga iyo Jadwalkii cayaaraha Xagaaga ee heerka 1aad.
Waxaa galabnimadii talaadada oo ey taariikhdu eheed 24 jun 2008 Shir lagu qabtay Folkahuska ee Xaafadda Rinkeby Stockholm,Shirkaas oo looga hadlayay arino badan sida u diyaar garowga Cayaaraha Xagaaga ee heerka 1aad,Sanadkaa Koobka laqabanaayo waxaa la bilaabayaa 18ka lulyo,ayaa sanadkaan waxaa ka soo qeyb galaayo 12 kooxood sidii caadada eheed,ayadoo shirkaan si fiican looga hadlay laguna gorfeeyay koobka sanadkaan oo aad loo soo abaabulay,waxaa koobkaan lagu xusayaa ama loogu magacdaray Aabihii ispoortiga Marxuum Nuur Xuseen Cabdi (nuur jeenyo), Shirkaas ayaa sidoo kale waxaa lagu dhameestiray Sharcigii horay loo go ,aamiyay iyo Jadwalkii Sanadkaa oo la soo bandhiga lana qeybiyay,loona diray dhamaan kooxaha tatanka ka qeybgalaayo,Waxaa hadal gaaban halkaas ka soo jeediyay Gudoomiyaha Cayaaraha Xagaaga heerka 1aad Xamdi Sheikh Axmed iyo Xoghayah Tartanka Maxamed Muuse (jabroos) iyo Gudoomiyaha Farsanada Abuukar Dhabarey,ayagoo sheegay in waxwaliba ay dhameestiranyihiin,diyaarna uu yahay Garoonka Kuntdby iyo deegaanka Cayaartoyda Jiifanlahaayeen,Cayaaraha Sanadkaa waxay leeyihiin Xiisa gaar ah maadaama lagu Cayaarayo Garoonka weyn ee ku yaalo Xaafada Rinkeby Kuntbybollplan.
Somali sommar games Stockholm 2008
Isku aadka cayaaraha 2008
Grupp A Grupp B Grupp C
Benadir Denmark Jeenyo
Muqdisho West12 UK Horseed
Shugar T Nabada UK Hilaac (Norwey)
Finland Göteborg (Neutral) Holland (MBC)
Garoomada
Knutbybollplan (Rinkeby)
Jadwalka Cayaaraha 2008
Group B 18-07-08 Kl 16.00 Denmark Vs West12 UK
KL 18.00 Göteborg (neutral) Vs Nabada UK
Group A 19-07-08 Kl 16.00 Benadir IF Vs Muqdisho
Kl 18.00 Finland Vs Shugar T
Group C 20-07-08 Kl 16.00 Jeenyo Vs Horseed
Kl 18.00 Hilaac Vs Holland
Group B 21-07-08 Kl 16.00 Nabada UK Vs West12 UK
Kl 18.00 Göteborg (Neutral)Vs Denmark
Group A 22-07-08 Kl 16.00 Muqdisho Vs Finland
Kl 18.00 Benadir Vs Shugar Team
oup C 23-07-08 Kl 16.00 Holland Vs Horseed
Kl 18.00 Hilaac Vs Jeenyo
Group B 24-07-08 Kl 16.00 Denmark Vs Nabada
Kl 18.00 West12 Vs Göteborg(Neutral)
Group A 25-07-08 Kl 16.00 Benadir Vs Finland
Kl 18.00 Shugar Team Vs Muqdisho
Group C 26-07-08 Kl 16.00 Jeenyo Vs Holland
Kl 18.00 Hilaac Vs Horseed
Kvartsfinal
28-07-08 Kl 16.00 A1 Vs C2
Kl 18.00 C1 Vs A2
29-07-08 Kl 16.00 B1 Vs D2
Kl 18.00 D1 Vs B2
SEMIFINAL
31-07-08 Kl 16.00 A1,C2 Vs B2,D1
Kl 18.00 A2,C1 Vs B1,D2
FINAL
02-08-08 KL. 16.00
Wixii Faahfaahin ah kala Xariira telephoonada kala ah:-
Gudiga Farsamadda Abuukar Cabdulle Dhabarey +46762480939
Xoghayaha Tartanka Maxamed Muuse jabros +46736474254
Waxaa Diyaariyay Maxamed Mukhtaar Sheikh
|