
BASEL, Switzerland (AP)-dalka Russia ayaa taariikh aad u yaab badan ka dhigay xalay tartanka euro 2008, markii waqtigii ciyaarta lagu daray labadii qeybood ee la kala ciyaaray ay Russia labo goal ku kala dhalisay taasoo keentay iney ugu soo baxaan semifinals of the European Championship markii ay guushii kula hoyadeen 3-1 ay ku qaarijiyeen xulka Netherlands.
waxeey guushaani mid aad u macaan u aheyd macalin Hiddink, kaasoo sharaf iyo sumcad ku helay dal yar oo aan si weyn looga aqoon tartankaan.
Macalin Hiddink wuxuu sharaftiisa kor u qaaday markii uu dalka South Korea taariikhda markii ugu horeysay geeyay 2002 World Cup semifinals, isla markaan uu dalka Australia geeyay wareega labaad ee 2006 World Cup markii ugu horeysay taariikhda.
xidigihii ciyaartii xalay waxey kala ahaayen Dimitry Torbinski iyo Arshavin oo labada goal ee ay kala dhaliyeen dalkooda ugu kala dhaliya min 5-daqiiqo gudahood labadii qeyb ee ciyaarta xiligii dheeriga ahaa ee ciyaarta lagu daray . goalka soo haray waxaa Russia u dhaliyay Roman Pavlyuchenko , halka goalka Dutch uu lahaa Ruud van Nistelrooy 86th.
3-da dal ee haatan u soo baxaday heerka semifinalah waxey wareega quarterfinals ku soo gaareyn markii ay group kooda kaga soo baxeen kaalinta "group runners-up". Russia wuxuu kualnkiisa Semifinalah la ciyaari doonaa dalalka Spain iyo midkii soo baxda malainta khamiista ayuuna kulankaasi dhici donaan .
Russia waxey ciyaartii ugu danbeysa ka soo adkaadeen Sweden in the final group game iyagoo kaalinta labaad kaga soo baxay Group D. halka The Netherlands ay ku soo baxay 9-1 goal oo ay Group C kalainta 1-aad kaga soo baxaday
Russia wuxuu xalay noqday dalkii 3-aad ee kaalinta labaad inta group-kiisa kaga soo baxa u soo baxa semifinals tartankaan, markii Netherlands 3-1 in extra time ay ku hadaafiyeen. Turkey iyo Germany oo sidaa oo kale group-kooda kaga soo baxay ayaa iyaguna waxey yimaadeen the final four.
HISTORY
semifinals tartankaan waa markii ugu horeysay ee taariikhda tartankaan ay iskugu soo baxaan 3-xul oo kalainta labaad group kooda kasoo kala baxay tan iyo intii tartankaan la soo ciyaaraayay 1996.
Russia, Turkey iyo Germany ayaa dhamaan waxey ka soo wada adkaadeen xulalkii kaalinta 1-aad ku soo gaaray quarterfinals. laakiin waxa ala sugayaa caawa oo Italy, oo kaalinta labaad kaga soo baxay Group C , uu la ciyaari doono xulka kaalinta 1-aad kaga soo baxay Group D ee Spain waxeyna isku arki doonaan caawa magaalada Vienna.
LOOKAHEAD
kulankii ugu damnbeeyay ee heerka quarterfinals ayaa caawa la sii afjari doonaan caawa iyadoo la wad sugayo ciyaarta classic matchup: ah ee Spain, winner of Group D, ay la ciyaari doonto World Cup champion Italy, oo runner-up in Group C ah . kulankaan oo aduunka oo dhan laga sugayo ayaa waxaa lagu sii qulqulayaa magaalada Vienna.
Waxaa diyaariyay Maxamed Mukhtaar