Shirweynaha Sanadka ee Kooxda Valby Fc oo ka dhacay Magalada Copenhagen,Caasimada Denmark

Shirkaas waxaa kasoo qaybgalay gudiga kooxda iyo taageeroyaashiisa.
Gudoomiya kooxda valby fc oo aah nin aad u dhalin yar MR Abdirisak Jaamac (Inzagi) halkaas quddbad dheer ka jeediyey,wuxuuna carabka kaga dhawaajiyey sanadkii nasoo dhaafay waxii qabsamay iyo wixii aan qabsamin iyo sanadka nugu soo foodleh waxii
loo bahan yahy ee qorshihii sandka hore wax laga bedelilahaa,inzagi ayaa sheegsy inuu horomar aad u wayn ay gaareen isga iyo kooxdiisa cayarihii debida iyo gudaahabaa gudoomiyaha wuxuu carab baabay in sanad soo socda kooxda valby Fc ay qaadana doonto Wadani bold klub maadaama magacaas ahaa magac denish,wadani boldklub oo ka qayb geli doonto liiga wadanka denmark
Tababaraha kooxda MR Jamal ayaa ka hadly shirkaas kan ahadlay sidii kooxda wax loogu bedilahaa maadaama ay ka qay galeeso liiga 3 ee denmark,wuxuuna intaas ku daray taba baraha in kooxda ya ka qayb geli doonto koob wadan lugu qananaayo bisha may 2009 oo koob denish ah,intaas ka dib waxaa bilaamay abaal mirintii loogu talalgalay cayaartooda ,waxaa hilmaam ku jirin in shirkaas ay kooxda ku doorteen captanka sanadka 2009 oo ah M YAASIIN (ob) wax aa halkaas lugu bixiyey Aaalmirino
1.cayaaryahan ugu aqlaalqda badnaa waxaa la siiyey baybe waxaan gudoon siiye M .SHUKRI

2.CAYAARYAHANKA UGU DAD YARAA NEW TALENT DOMBO

3CAYAARAHA INTA EY SOCDEEN M.YAASIIN (OB)

4-CAYAARYAHANKA SANADKA C/QAADIR YASIN








C/laahi Xasan Baliil.
Baliilkhan10@Hotmail.Com
Cayaaraha Swedan,Muqdisho-Somalia